Gaari Dameero Raashin u waday Degmo Go’doon ku jirta oo la gubay (Sawirro)

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa lagu eedeeyay in ay gubeen gaari dameero raashin kala duwan u waday degmada Waajid ee gobolka Bakool oo kamid ah deegaanada ay Al Shabaab go’doomiyeen. Gaari dameeradan ayaa jidka loo galay xili ay socdeen duleedka degmada Waajid, waxaana raga hubeesan ee qabtay gaari dameeradeen dab qabadsiiyeen gaaridii raashinka ku rarnaa … Continue reading Gaari Dameero Raashin u waday Degmo Go’doon ku jirta oo la gubay (Sawirro)